DAAWO TOOS: Xaflada caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee Maraykanka
Waxaa magaalada Washington D.C ka bilaabatay goor dhow xaflada caleema-saarka madaxweynaha 46-aad ee dalka Mareykanka, Joseph Robinette Biden Jr. Joe Biden ayaa xafiiska Aqalka Cad kala wareegaya madaxweyne Donald Trump oo magaaladan Washington D.C ka tagay duhurnimada maanta. HOOS KA DAAWO XAFLADA CALEEMO SAARKA BIDEN IYO HARRIS Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed